Darajooyin iyo Shahaado Sharaf la gudoonsiiyay Saraakiil katirsan Ciidanka Ahlu Sunna (Daawo Sawirada)

Madaxa xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay Saraakiil katirsam ciidanka Ahlu Sunna oo fashiliyay qarax lala damacsanaa munaasabad ka dhaceysay magaalada Guriceel. Saraakiishan qaarkood ayaa lagu abaal mariyay darajooyin ciidan halka kuwa kalana la siiyay abaal marino ay biskoolado ku jireen, waxaana saraakiishan la sheegay … Continue reading Darajooyin iyo Shahaado Sharaf la gudoonsiiyay Saraakiil katirsan Ciidanka Ahlu Sunna (Daawo Sawirada)